10/21/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Janaayo 8, 2023

Axad, January, 8, 2023 (HOL) - Mareykanka ayaa ugu deeqay qalab milatari oo ku kacaya 9 milyan oo dollar oo isugu jira hub, gaadiid, agab caafimaad iyo qalab kale oo loogu talagalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 7, 2023

Sabti, January, 7, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur inuu noqdo la-taliyihiisa u qaabilsan ka hortagga iyo la dagaalanka Fikradaha xagjirka ah ee rabshadaha Wata.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 6, 2023

Jimco, January, 6, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa ugu baaqay Somaliland inay xal nabadeed ku dhameyso qalalaasaha ka taagan magaalada Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 5, 2023

Khamiis, January, 5, 2023 (HOL) - Sarkaal u hadlay Ciidamada Millateriga Somaliland ee gobolka Sool, ayaa sheegay in ciidamada millaterigu ay magaalada uga baxeen si ay uga fogaadaan in khasaaruhu sii bato.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 4, 2023

Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Dagaal aan khasaarihiisa wali la ogayn ayaa magaalada Laascaanood ku dhex maray ciidamada amaanka Somaliland iyo dad hubaysan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 3, 2023

Talaado, January, 3, 2023 (HOL) - Askari ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano (SFC) ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, ayaa la sheegay in uu toogasho ku dilay saddex askari oo ay wada shaqaynayeen ka hor inta aan la xirin.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]