10/21/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, December 27, 2022

Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa hakisay duulimaadyada rayidka ah ee garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, xilli uu halkaasi maalinta berrito ah kasoo wajahan yahay madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 26, 2022

Isniin, December, 26, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirkii 4-aad ee golaha wadatashiga qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah oo maanta ka furmay madaxtooyada Qaranka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 25, 2022

Axad, December, 25, 2022 (HOL) - Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay Odayaal saakay saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Alshabaab haysato ee Galmudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 24, 2022

Sabti, December, 24, 2022 (HOL) - Wasiirkii warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed, Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa shaaciyay inuu iska casilay xilkiisii, sababa xiriira shaqaaqadii ka dhacday magaalada Baydhabo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 23, 2022

Jimco, December, 23, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa sheegay, qalalaasaha ka socda magaalada Baydhabo in lagu doonayo sidii loo fashilin lahaa shirka dib u heshiisiinta ee loo madlan yahay horraanta bisha January.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 22, 2022

Khamiis, December, 22, 2022 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw xaqiijisay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda iney si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]