Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan ayaa si adag uga hadlay falkii Shalay ka dhacay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee lagu dilay Askar ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka.
Warkii oo dhan
More Articles
Khamiis, December 26, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askar ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo galinkii dambe ee maanta qabiil ahaan loogu dilay nawaaxiga deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa bartiisa X waxa uu ku beeniyay in Soomaaliya ay Itoobiya u ogolaatay marin biyood ay ku gaarayaan badda Cas, waxaana uu wasiirka carabka ku dhuftay in wararkaasi ay yihiin kuwa aan sal iyo raadba lahayn.
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa caawa ku dhawaaqay magacaabista madaxweyne ku-xigeennadiisa koowaad iyo labaad, sida lagu shaaciyay wareegto kasoo baxday madaxtooyada Jubbaland.
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareeysay xadgudub ay sheegtay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gedo ay ka geeysteen magaalada Doolow oo ay weerareen saldhigyada ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya.
Axad, December 22, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo maanta xilka qaadis lagu sameeyay ayaa goordhaw ka hadlay sababaha keenay xilka qaadistiisa.
Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga ee Bariga Afrika (EASF) oo ay kala wareegtay Dowladda Rwanda.