10/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 8, 2024

Talaado, October, 8, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambayn bishaan October u qabatay Dowladda inay Itoobiya uga baxdo heshiiska muranka badan dhaliyay ee ay la gashay Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 7, 2024

Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Puntland ayaa soo dhoweysay in madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, isagoo isaga baxay shirkii wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho, kaas oo ku dhamaaday natiijo la'aan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 6, 2024

Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Maamul goboleedka Puntland oo aanan qeyb ka aheyn shirka golaha wadatashiga Qaranka ee ka socda maalintii afaraad magaalada Muqdisho ayaa si weyn u soo dhaweeyay go'aan uu madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ka qaatay shirka golaha Wadatashiga Qaranka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 5, 2024

Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan uu bilaaban doono howlgalka cusub ee badalaya ATMIS.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 4, 2024

Jimco, October, 4, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka ku meel gaarka ah ee SSC Khaatumo ayaa fariin loogu diray madaxda golaha wadatashiga Qaranka ee shirka uga socdo magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]