10/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, September 14, 2024

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo gabal dhacii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 13, 2024

Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 12, 2024

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir-gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen wasiirada arrimaha dibadda ee ka socday dalalka Carabta, kaas oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, September 11, 2024

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Koonfur Galbeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 10, 2024

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtay dalalka ay ciidamadooda ka joogaan Soomaaliya, iyadoo ku boorineysa inay u hoggaansamaan sharciga caalamiga ah iyo qaab-dhismeedka gobolka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 9, 2024

Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]