10/21/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 20, 2023

Jimco, January, 20, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 100 ka tirsan kooxda Alshabaab in saaka lagu dilay markii ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay leeyihiin Ciidanka xoogga oo ku yaalla Magaalada Galcad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 19, 2023

Khamiis, January, 19, 2023 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday Maxamed Cabdi Jiirow oo loo yaqaano Dr. Fanax oo katirsanaa Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 18, 2023

Arbaco, January, 18, 2023 (HOL) - Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in sanadka soo socda uu hiigsanayo in lasoo saaro lacagta cusub ee shilinka Soomaaliga, si wax looga qabto lacagaha qalaad ee xad-dhaafka ah ee suuqyada ku jirta iyo sicir-bararka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 17, 2023

Talaado, January, 17, 2023 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa kacdoonka shacabka, ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud oo muddo ka badan 10 sano gacanta ugu jirtay Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 16, 2023

Isniin, January, 16, 2023 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si nabad ah ula wareegay degmada qadiimiga ah ee Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 15, 2023

Axad, January, 15, 2023 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsan ciidanka ilaalada deegaanka ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya, kaasoo dhawaan ku dilay degmada Xamarweyne Allah u naxariiste Abuubakar Maxamed Nuuraani oo ka mid ahaa ganasatada yar yar ee degmadaaasi.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]