10/21/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 1, 2023

Arbaco, February, 1, 2023 (HOL) - Shir madaxeedka dalalka safka hore uga jira dagaalka Alshabab ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxay war murtiyeed ay ku midaysan yihiin madaxda shirka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 31, 2023

Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Waxaa si rasmi ah goordhaw magaalada Muqdisho uga furmay shirka Wasiiradda Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha ciidamada dalalka Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ee la isku yiraahdo dalalka safka hore.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 30, 2023

Isniin, January, 30, 2023 (HOL) - Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa fartay hay’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya gudaha Soomaaliya inay si buuxda ugu soo wada guuraan dalka laga bilaabo Maanta oo ay taariiqdu tahay 30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023-ka, Iyadoo la tixgelinayo xaalada amni ee dalka oo soo hagaageysa kadib howlgalada guuleystay ee ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 29, 2023

Axad, January, 29, 2023 (HOL) - Danjire Linda Thomas-Greenfield, Wakiilka dowladda Mareykanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ku dhawaaqday inuu Mareykanka bixin doono in ka badan 41 milyan oo doollar oo dhaqaale ah si loo badbaadiyo nolosha, laguna daboolo baahiyaha bini’aadinimo ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 28, 2023

Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Farxiyo Cabdi Waasuge oo ahayd wasiiru dowlihii wasaaradda gaaadiidka iyo duulista hawada Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaaalda Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 27, 2023

Jimco, January, 27, 2023 (HOL) - Dowlada Mareykanka ayaa Warsaxafadeed ay soo saartay ku sheegtay iney dishay hoggaamiye sare iyo xubna kale oo ka mid dagaalamayaasha Daacishta Soomaaliya, kadib howlgal ciidamada Mareykanka ka fuliyeen buuraha Cal Miskaan ee ku yaala Puntland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]