10/21/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Febraayo 12, 2023

Axad, February, 12, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya Jubbaland ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay saakay la wareegeen saldhig weyn oo Alshabaab ku lahayd degaanka Qunbi ee gobolka Jubbada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 11, 2023

Sabti, February, 11, 2023 (HOL) - Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay holwgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaanada ku yaala Koonfurta gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 10, 2023

Jimco, February, 10, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xabad joojin hal dhinac ah, oo ay ku joojinayso dagaalka Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 9, 2023

Khamiis, February, 9, 2023 (HOL) - Dowlada Maraykanka ayaa xukuumada Somaliland ku eedaysay in ay duqayn aan loo meel dayin ka gaysatay Laascaanood waxayna ugu baaqday in la joojiyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 8, 2023

Arbaco, February, 8, 2023 (HOL) - Duqa degmada Laascaanood ee Somaliland, Cabdirixiin Cali Ismaaciil, ayaa markii ugu horraysay kasoo muuqday saxaafadda tan iyo markii Laascaanood uu billowday dagaal u dhaxeeyaa Somaliland iyo ciidanka SSC.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 7, 2023

Talaado, February, 7, 2023 (HOL) - Beesha caalamka ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan yihiin rabshadaha magaalada Laascaanood ka socda, kuwaas oo sababay dhimashada dad ay ku jiraan carruur.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]