10/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 24, 2023

Jimco, February, 24, 2023 (HOL) - Dowlada Maraykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo colaada Laascaanood, iyadoo sheegtay in lala xisaabtami doono dadka masuulka ah dhibaatada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 23, 2023

Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamtay warqad baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsanayd in dowladdu codsiga fiisaha dalka ku galka Kenya u xirtay shirkad gaar ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 22, 2023

Arbaco, February, 22, 2023 (HOL) - In ka badan 80 ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ciidan oo ka dhacay deegaanka Shabeeloow oo u dhaxeeya deegaanada Qaycad iyo Bacaadwayne ee gobalka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 21, 2023

Talaado, February, 21, 2023 (HOL) - Ciidamada Dowladda ayaa soo afjaray dabley katirsan Alshabaab oo galabtay gudaha u galay guri kuyaala degmada Cadicasiis ee gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 20, 2023

Isniin, February, 20, 2023 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa looga soo horjeestay qorshe mudo kororsi oo uu Xisbiga sheegay in la damacsan yahay in loo sameeyo hay'addaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 19, 2023

Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Laba askari oo la sheegay iney ka mid yihiin ciidankii lagu soo tababaray dalka Eretariya ayaa Maanta Wiil ardey ah ku dilay Isgoyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]