10/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 2, 2023

Khamiis, Maarso, 2, 2023 (HOL) - Dowladaha Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti ayaa iska kaashanaya la dagaalanka Alshabaab, iyadoo ciidamo awood leh oo dalalkan ka socda ay kusoo wajahan yihiin Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 1, 2023

Arbaco, Maarso, 1, 2023 (HOL) - Waxaa goordhaw oo Maanta ah ka dhacay degmada Wartanabada ee magaalada Muqdisho dil si aad ah looga argagaxay oo loo geystay nin magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Maxamed Cabdulle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 28, 2023

Talaado, February, 28, 2023 (HOL) - Afhayeenka Guddida 33-ka ayaa Ciidamada Millateriga Somaliland ku eedeeyaay in uu duqaymo la beegsaday Isbitaalka Wayn ee Laascaanood, Somaliland ayaa dhankeeda beenisay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 27, 2023

Isniin, February, 27, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidanka ilaalada garoonka iyo Maleeshiyaad hubeysan oo weerar ku qaaday.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 26, 2023

Axad, February, 26, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeyay in uu hor istaagay dhamaan talaabooyinkii nabad looga dhalin lahaa magaalada Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 25, 2023

Sabti, February, 25, 2023 (HOL) - Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ayaa haatan ka socda magaalada Laascaano ee gobolka Sool, iyadoo lagusoo warramayo in saldhigyo ciidan ay qabsadeen SSC.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]