10/21/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 14, 2023

Sabti, January, 14, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay sadax qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka kala dhacay degmooyinka Buulaburte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 13, 2023

Jimco, January, 13, 2023 (HOL) - Booliiska maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in weerar ka dhacay deegaanka Balidhidhin oo ka tirsan gobolka Bari lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda Daacish oo lagu magacaabi jiray Abu-Albara Al Amani.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 12, 2023

Khamiis, January, 12, 2023 (HOL) - Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa Maanta oo Khamiis ah xukun dil toogasho ah ku riday Taliye Urur ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle oo la sheegay inuu ka dambeeyay qaraxyo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 11, 2023

Arbaco, January, 11, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad mudo kooban socday oo goordhaw ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 10, 2023

Talaado, January, 10, 2023 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar, Sameh Shokry ayaa la kulmay dhiggiisa Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo isku xirka arrimaha danta labada dal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 9, 2023

Isniin, January, 9, 2023 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqay inay hadda kaddib si kaligeed ah dowladda federalka ugala xaajoondoonta heshiisyada la xiriira arrimaha dastuurka iyo awood qeybsiga.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]