10/22/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, September 22, 2022

Khamiis, September, 22, 2022 (HOL) - Golaha wasiirrada ee Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in la xoojiyo kaalinta siyaasadda amniga qaranka ee ku aadan hagista howlgallada dalka looga xoreynayo kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, September 21, 2022

Arbaco, September, 21, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Samataro oo dhinaca galbeed kaga beegan deegaanka Booco ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu halkaasi ku dhexmaray Maanta dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa deegaanka oo shalay la wareegay Booco.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 20, 2022

Talaado, September, 20, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Booco ee gobolka Hiiraan oo qiyaas ahaan magaalada Baledweyne kaga beegan dhanka Koonfureed ilaa 45 KM ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ay goordhaw oo Maanta ah la wareegeen deegaankaasi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 19, 2022

Isniin, September, 19, 2022 (HOL) - Taliyaha ciidanka Lugta xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa si adag uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Sheekh Cali Dheere ee uu uga hadlay dagaalka ay iclaamisay dowladda Soomaaliya iyo kacdoonka Shacab ay wajahayaan Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 18, 2022

Axad, September, 18, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay inay dowladdiisa kasoo horjeedo wax kaste ah oo gacan ka geysanaya gooni isku taaggaa Somaliland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]