10/22/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 5, 2022

Arbaco, October, 5, 2022 (HOL) - Soomaaliya ayaa kaalinta labaad ka gashay tartanka caalamiga ah ee Qur'aanka Kariimka ah ee dalka Turkiga. Cabdiwahaab Qaasim Axmed oo ku tartamay soddonka jis ayaa galay kaalinta labaad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 4, 2022

Talaado, October, 4, 2022 (HOL) - Ururka Alshabaab ayaa deegaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Shabeellada dhexe ka bilaabay inay abaabulaan oo hubeeyaan qabaailka, si ay dagaal ugala hortagaan ciidanka dowladda ee ku wajahan dhulka uu Shabaabku haysto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 3, 2022

Isniin, October, 3, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Maanta ku naf waayey qaraxyadii khasaaraha badan geystay ee ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 2, 2022

Axad, October, 2, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore xaqiijisay wararka sheegaya in diyaaradaha hubeysan ee ay soo saarto Turkiga ee Baykar oo xiriir la leh qoyska Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ay hadda ka howlgalaan Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 1, 2022

Sabti, October, 1, 2022 (HOL) - Golaha Guurtida Somaliland ayaa 2 sanno ku kordhiyay muddo xileedka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, muddo xileedka golaha ayay sidookale ku kordhiyeen muddo 5 sanno ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 30, 2022

Jimco, September, 30, 2022 (HOL) - Taliyihii ciiddanka Booliiska gobolka Banaadir, Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan Qaroole) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo lagula eegtay deegaanka Basra, halkaas oo saakay ciidamada dowladda kala wareegeen Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 29, 2022

Khamiis, September, 29, 2022 (HOL) - Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha dagaal culus oo Maanta ka dhacay deegaanka Ceel qooxle ee gobolka Hiiraan, kaasoo dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo dhinac ah iyo Ururka Al-shabaab.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]