10/22/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 10, 2022

Isniin, October, 10, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya nin hubeysan oo Maanta rasaas ku furay dad shacab ah oo ka dukaameysanaayay Suuqa ganacsiga ugu weyn Soomaaliya ee loo yaqaano Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 9, 2022

Axad, October, 9, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray ku baabi’iyay guddiyada golaha adeega garsoorka Soomaaliya iyo la-dagaalanka musuqmaasuqa, kuwaas oo ahaa labo guddi oo ay sameysay ama howlgalisay dowladdii hore ee Madaxweyne Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 8, 2022

Sabti, October, 8, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay ka dhacay magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose, kaasoo dowladda Soomaaliya ay sheegtay in lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab iyo 13 xubnood oo ka mid aheyd ilaaladiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 7, 2022

Jimco, October, 7, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaalo culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray Tuulada Muryaale oo u dhaxeysa deegaanka Basra iyo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 6, 2022

Khamiis, October, 6, 2022 (HOL) - Warbaahinta ku hadasha afka ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa baahisay in Afhayeenkii guud ee Ururka Al-shabaab Sheekh Cali Dheere inuu u geeriyooday labadii bishaan Oktoobar dhaawaac culus oo kasoo gaaray dagaalo xoogan oo ka dhacay deegaanka Ceel qooxle ee gobolka Hiiraan 29-kii bishii lasoo dhaafay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]