10/22/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, September 10, 2022

Sabti, September, 10, 2022 (HOL) - Dekada Garacad ayaa bisha soo socota la furi doonaa iyadoo noqon doonta waddo ganacsi oo cusub oo isku xiri doonta gobolka Koonfur-bari ee Itoobiya iyo Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 9, 2022

Jimco, September, 9, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya uu dhaliilo u jeediyo shacab Soomaaliyeed oo u istaagay la dagaalanka Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 8, 2022

Khamiis, September, 8, 2022 (HOL) - Shirkada daqiiqda soo saarta ee Al-Wataniya oo Somaliland laga leeyahay, ayaa sheegtay in ay iyadu leedahay markab qamadi ah oo ay Yukrayn sheegtay in ay Soomaaliya ku caawisay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, September 7, 2022

Arbaco, September, 7, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir iyo duqa Caasimadda Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 6, 2022

Talaado, September, 6, 2022 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya, General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shacabka uga digay inay caddaalad u raadsadaan maxkamaddaha Shabaabku leeyihiin.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]