1/26/2025
Today from Hiiraan Online:  _



Wararka Maanta

Axad, Janaayo 26, 2025






Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 25, 2025

Sabti, January 25, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo aroorninadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud, kaasoo u dhexeeyay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 24, 2025

Jimco, January 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa ku dhawaaqay in Masar ay mar kale xaqiijisay go'aankeeda ku aaddan taageeridda ammaanka iyo xasilloonida Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 23, 2025

Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Al-Siisi, oo kulan ku yeeshay magaalada Qaahira, ayaa gaaray heshiisyo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal dhinacyada waxbarashada, garsoorka, siyaasadda, amniga, isku-socodka, iyo dhaqaalaha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 22, 2025

Arbaco, January 22, 2025 (HOL) - Wafdi ka kala socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta waxa siyaabo kala duwan loogu soo dhoweeyay deenada Dowlad Degaanka Soomaalida waxaana ay ka qeyb galayaan xuska waqtigii la aas aasay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 21, 2025

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa beenisay go’aan maanta kasoo baxay shirkadaha duulimaadyada, kuwaas oo ku dhawaaqay inay berito joojin doonaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda, kaddib markii ay cabasho ka muujiyeen wadashaqaynta wasaaradda gaadiidka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 20, 2025

Isniin, January 20, 2025 (HOL) - War saxaafadeed uu kasoo saaray siyaasadda guud ee dalka hadda uu maraayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu ku sheegay in Dalku uu galay marxalad siyaasadeed oo ay ku gadaaman yihiin khataro badan oo horseedi kara dib u dhac siyaasadeed, dhaawac gaara wadajirka dalka iyo qalalaase siyaasadeed oo wax u dhimi kara amniga dalka.

Warkii oo dhan


« previous1234567...288289next »

Contact: [email protected]