10/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 27, 2024

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay ciidamada Somaliland ay dad shacab ah ku laayeen magaalada Ceerigaabo iyo degmada Goof.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 26, 2024

Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu rabo in uu cunaqabateeyo Somaliland, xili ciidamo ajinabi ahi ay ilaaliyaan nabada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 25, 2024

Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Puntland ayaa si kulul u beenisay hadal dhawaan ka soo yeeray hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF oo ku aaddanaa in Puntland ay toogtay carruurta aan qaan-gaarin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 24, 2024

Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda Xawaadaha iyo shirkadaha kale ee ganacsiga oo la faray iney ilaaliyaan gobanimada iyo wadajirka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 23, 2024

Jimco, Agoosto, 23, 2024 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa hadalkii Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu ku sheegay in ay rajo ka qabaan doorashooyinka Somaliland, ku tilmaamay mid la doonayay in lagu kala qaybiyo reer Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 22, 2024

Khamiis, Agoosto, 22, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag ugu eedeeyay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed isku dayo uu geeska Afrika ka hurinayo colaad uu kaga leexinayo caqabadaha ka jira gudaha dalka Itoobiya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]