More Articles
Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si kulul loogu cambaareyay hub iyo saanad ciidan oo dowladda Itoobiya ay soo gelisay deegaanada maamulka Puntland.
Warkii oo dhan
Khamiis, September, 19, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in dalkiisu uu doonayo inuu si gaar ah ula hadlo Soomaaliya iyo Itoobiya ka hor intaan la gaarin wada-hadalada soo socda.
Arbaco, September, 18, 2024 (HOL) - Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Arbaco ah go'aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwada dilka loo haystay Sayid Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysnaa inuu dilay xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis oo Uur laheyd.
Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Xoghayaha urur goboleedka IGAD, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqdisho si uu wadatashiyo heerkiisu sareeyo ula yeesho dowladda federaalka Soomaaliya.
Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu, oo horey u ahaa wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Itoobiya.
Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa dib loo dhigay, lamana oga sababta.