10/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, May 6, 2023

Sabti, May, 6, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dowladdu inay taageero ballaaran ku heshay dagaalka ku qaaday Alshabaab ee looga xoreeya degaano badan oo ku sugnaayeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 5, 2023

Jimco, May, 5, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Salaadii Jimcaha kula Tukaday Masjidka Madaxtooyada boqolaal dadweyne ah oo ay ka mid ahayeen Xildhibaano, Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa si adag u dhaliilay madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 4, 2023

Khamiis, May, 4, 2023 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in 70% hoos loo dhigay weeraradii ay kooxda Alshabaab ka geysan jireen dalka, iyagoo bogaadiyey ciidamada amniga oo guula ka gaaray dagaalka dib xorreynta dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 3, 2023

Arbaco, May, 3, 2023 (HOL) - Ra’iisul Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golihiisa wasiirrada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 2, 2023

Talaado, May, 2, 2023 (HOL) - Raysul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaqey qiimaha Xajka sanadkan, kaddib munaasabad galabta ka dhacdey Xarunta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 1, 2023

Isniin, May, 1, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo caawa ka qeyb galayay dood furan oo su’aalo lagu weydiinayay, ayaa ka hadlay ciidamada shisheeye ee Dowladda ka caawinaya wajiga labaad ee howlgalka dalka looga xoreynayo kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]