10/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, May 18, 2023

Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Maanta Dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday Ururka Al-Shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 17, 2023

Arbaco, May, 17, 2023 (HOL) - Puntland ayaa soo saartay waaran lagusoo xirayo afar kamid ah siyaasiyiinta Puntland oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii habeen hore lagu dilay askar katirsan ciidanka Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 16, 2023

Talaado, May, 16, 2023 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud inuu abaabulay weerar xalay ka dhacay Garowe oo lagu qaaday ciidamo galbinayay sanaadiiqda doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 15, 2023

Isniin, May, 15, 2023 (HOL) - Kulan heerkiisu sareeyo ayaa Maanta ku dhexmaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya wasiiradda arrimaha Dibadda, Gaashaandhiga iyo Amniga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kaasoo looga hadlay arrimo badan oo quseeya labada dowladood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 14, 2023

Axad, May, 14, 2023 (HOL) - Ciidanka Booliiska Saldhiga degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay haweeney ku eedeysan dil ay u geysatay wiil yar oo ay eedo u aheyd oo uu dhalay ninkeeda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 13, 2023

Sabti, May, 13, 2023 (HOL) - Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay dagaalamayaal badan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanka Cali Fuuto oo ka mid ah hoostaga degmada Kuntawaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]