10/17/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 31, 2024

Arbaco, January, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay markale iney kala mideysan tahay Urur goboleedka IGAD, hay'addaha Caalamiga iyo bahwadaagta kale ee Qaaradda Afrika in lama taabtaan tahay Qaranimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 30, 2024

Talaado, January, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu magaalada Garowe dhigay gogol looga tashanayo marxaladda siyaasadeed ee Soomaaliya. wuxuuna sheegay inay kasoo qeyb galayaan dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 29, 2024

Isniin, January, 29, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi ayaa xilka qaadis ku sameeyay maanta laba wasiir oo ka tirsana Xukuumadiisa, islamarkaana magacaabay laba kale.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 28, 2024

Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta daah furay mashaariic la xiriirta dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Gargaarka, kaasoo ay Soomaaliya ka hirgelineyso Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Samafalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 27, 2024

Sabti, January, 27, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn ay iska kaashadeen ciidanka dowladda Fedaraalka iyo saaxiibada Caalamka oo Xalay ka dhacday degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 26, 2024

Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka hadlay khilaafka ka taagan dhameystirka Dastuurka ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dhankiisa talaabadii Baarlamaanka labada Aqal ku ansixiyeen habraaca wax ka badelka Dastuurka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]