More Articles
Isniin, February, 12, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay Macalin Iskuul oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Maclow Abiikar.
Warkii oo dhan
Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mawqif mabda'a ka qaataan ku xad-gudubka ay Itoobiya ku hayso madax-bannaanideeda iyo wadajirkeeda dhuleed ee Soomaaliya.
Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isbitaalka Digfeer ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaraatka ee ku dhawaacmay toogashadii ka dhacday Xerada Janaraal Goordan ee magaalada Muqdisho.
Jimco, February, 9, 2024 (HOL) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hadashay war si weyn loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay baraha bulshada oo la xariiray in dowladda Soomaaliya ay hawada ka celisay diyaarad ku socotay magaalada Hargeysa oo la sheegay iney aheyd nooca gargaarka caafimaadka ah ee Air Ambulance.
Khamiis, February, 8, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dhacdo naxdin leh oo maanta ka dhacday degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho, taasoo ah in haweeney ay maanta dishay ninkeedii.
Arbaco, February, 7, 2024 (HOL) - Abwaan Nageeya Cali Khaliif oo muddo saddex bilood ah la weysanaa, ayaa markii ugu horraysay caawa kasoo muuqday warbaahinta Alfurqaan ee ay leeyihiin kooxda Alshabaab.