More Articles
Isniin, Maarso, 21, 2022 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dhan $5 milyan oo dollar ah inay siinayso ciddii keenta xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay Jehad Serwan Mostafa oo loo yaqaan Axmed Gurey oo la rumeysan yahay in uu xubin sare ka yahay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Axad, Maarso, 20, 2022 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ciise Kayd Maxamuud, ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay dacwada madaxbannaanida Somaliland u gudbinagso maxkamadaha caalamka.
Sabti, Maarso, 19, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharraxan yahay xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay inay ka go`an tahay inuu qeyb ka ahaado dadaalka kasta oo meesha looga saarayo madaxweyne Farmaajo.
Jimco, Maarso, 18, 2022 (HOL) - Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbalad Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka qeybgalay kulan ay lahayeen Wakiilada midowga Yurub ee Soomaaliya oo looga hadlayay waqtiga kala guurka ah ee howlgalka AMISOM, arrimaha amaanka Soomaaliya iyo qorshaha ATMIS ee lagu badalayo howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.
Khamiis, Maarso, 17, 2022 (HOL) - Qaraxaan oo ahaa mid jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goordhaw ka dhacay agagaarka xarunta degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Arbaco, Maarso, 16, 2022 (HOL) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André oo wareysi siiyay mid kamid ah warbaahinta maxaliga ah, ayaa sheegay in sharcigooda uu dhigayo in aan dad weynaha lala wadaagin heerka fiisaha ee shakhsiga.
Talaado, Maarso, 15, 2022 (HOL) - Xildhibaanka Koongareeska Maraykanka Ilhan Cumar ayaa sheegtay dowladda Maraykanka inay doonayso Soomaaliya oo hesho madaxweyne la aqbali karo oo ku yimaada doorasho hufan.