More Articles
Sabti, April, 02, 2022 (HOL) - Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle oo war kasoo saartay go'aankii guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ee FEIT ay kaga reebeen kursiga tirsigiisu yahay HOP 086 tirada Xidhibaanadda cusub, kaasoo ay sheegeen maamulka Hirshabeelle inuu ka mid yahay kuraasta haatan lagu doortay deegaanada Hirshabeelle ee tiradoodu aheyd 28 Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 8 Senatar oo Aqalka sare ah.
Warkii oo dhan
Jimco, April, 01, 2022 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi u shaacisay in maalinta Beri ay tahay maalinta 1aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo wali ay dhimanyihiin qaar ka mid ah kuraasta barlamaanka.
Arbaco, Maarso, 30, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in dadkii ka dambeeyay dilkii xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi, ay yihiin kuwii soo abaabulay kiiskii lagu qaariiyay Ikraan Tahliil.
Talaado, Maarso, 29, 2022 (HOL) - Col, Cabdullaahi Maamed Nuur (Nasri) oo horey uga mid ahaa saraakiisha Jubbaland, ayaa sheegay inuu maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Yaasiin Farey iyo shakhsiyaad kale oo katirsan dowladda Soomaaliya.
Isniin, Maarso, 28, 2022 (HOL) - Taliyihii hore ee hay'adda nabadsugida iyo sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa maanta ku guuleystay doorashada kursiga HOP058, kaas oo ay ku tartamayeen ilaa todobo musharrax oo uu kamid ahaa madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble.