10/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Juun 25, 2022

Sabti, Juun, 25, 2022 (HOL) - Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhowayd cod aqbliyad leh ku ansaxiyey Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre, kadib markii uu maanta hortagay oo uu ka jeediyay barnaamijkiisa siyaasadeed ee xukuumada soo socota.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 24, 2022

Jimco, Juun, 24, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa laga helay caabuqa COVID-19, baaritaan uu maray kadib markii uu maanta dalka dib ugusoo laabtay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 23, 2022

Khamiis, Juun, 23, 2022 (HOL) - Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay 143 milyan oo doolar oo loogu talagalay si loogu caawiyo dadka nugul ee Soomaaliyeed si ay uga gudbaan xaaladaha abaarta iyo cunno yarida sii kordhaysa ee dalka oo dhan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 22, 2022

Arbaco, Juun, 22, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 21, 2022

Talaado, Juun, 21, 2022 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada qalabka ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid ah shabakad katirsan Alshabaab, kuwaas oo qaraxyo iyo dilal madax jabis ah ka geysan jirey Boosaaso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 20, 2022

Isniin, Juun, 20, 2022 (HOL) - Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxman Ducaale Beyle, ayaa been abuur ku tilmaamay in qasbada dowladda ay ka buuxdo lacago badan oo ay ka tagtay dowladdii uu katirsanaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 19, 2022

Axad, Juun, 19, 2022 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee barlamaanka Soomaaliya, Marwo Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa noqotay ku-simaha madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii maanta madaxweynaha Soomaaliya uu safar labo cishe qaadanaya ku aaday dalka Imaaraatka Carabta

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]