10/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 6, 2022

Arbaco, Luulyo, 6, 2022 (HOL) - Magaalada Muqdisho, qarax Miino oo gaarigiisa loogu xiray ayaa lagu dilay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 6 sano ka hor laga soo daayay xabsi ku yaala dalka Talyaaniga oo uu ku xirnaa muddo ku dhow 20 sano.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 5, 2022

Talaado, Luulyo, 5, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaan ka qaybgeli doonin shirka hoggaamiyeyaasha dalalka ku midaysan urur gobaleedka IGAD, kaas oo maanta ka furmaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 4, 2022

Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Dab ka kacay kaymalayda deegaanka Gaacidh ee gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa si deg deg ah u fiday, isagoo burburinaya dhirta iyo daaqa deegaankaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 3, 2022

Axad, Luulyo, 3, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimayaasha xafiiskiisa iyo la taliyayaashiisa arrimaha siyaasiyada, amniga, dib uheshiisiinta iyo xiriirka caalamiga ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 2, 2022

Sabti, Luulyo, 2, 2022 (HOL) - Khadra Daahir Cige oo kamid ahayd fannaaniinta ugu caansan looguna jecelyahay ee abid soo mara fanka Soomaalida ,ayaa ku geeriyootay magaalada Hargaysa iyada oo 65 sanno jir ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 1, 2022

Jimco, Luulyo, 1, 2022 (HOL) - Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa markii ugu horeysay shaaciyay iney dhinteen qaar ka mid ah dhalinyaradii Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday wadanka Eratariya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]