10/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, April 7, 2023

Jimco, April, 7, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo la xariirtay inta badan amniga dalka ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dowladda Fedaraalka iney la shaqeeyaan hay'addaha amniga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 6, 2023

Khamiis, April, 6, 2023 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay magacaabidda ergayga arrimaha Somaliland inuu yahay qorshe indhaha caalamka looga qariyo waxay ugu yeertay xasuuqa iyo barakicinta Somaliland ay ka geysatay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 5, 2023

Arbaco, April, 5, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay taageero millatari ka dalbatay dowladaha Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, Si loo qaado tillaabada xigta ee ka dhanka ah Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 4, 2023

Talaado, April, 4, 2023 (HOL) - Baarlamaanka dalka Itoobiya oo maanta fadhigoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa xilal kala duwan ansixiyay, halka hal xubin ahna laga qaaday xubinnimadii baarlamaaniga ee dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 3, 2023

Isniin, April, 3, 2023 (HOL) - Saddex dumar ah oo kamid ahaa haweenka jaadka iibiya ayaa ku dhaawacmay qarax ka kacay mid kamid ah gaadiidka ATMIS.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 2, 2023

Axad, April, 2, 2023 (HOL) - Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay magacaabidda ergayga arrimaha Somaliland ee uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]