10/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Juun 11, 2023

Axad, Juun 11, 2023 (HOL) - Guddoomiyihii Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa iska casilay xilkii guddoomiyenimo xili dacwad ka dhan ah loo gudbiyay maxkamada sare.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 10, 2023

Sabti, Juun, 10, 2023 (HOL) - Ciidamada Kumaandooska Danab oo kaashanaya kuwa Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-shabaab ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 9, 2023

Jimco, Juun, 9, 2023 (HOL) - Warar hordhac ah oo laga helayo xeebta Liido ee Muqdisho, ayaa sheegaya in la weeraray hotel Pearl Beach oo kamid ah hoteelada dhawaan laga furay halkaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 8, 2023

Khamiis, Juun, 8, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa soo dhawaysay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay in ay ciidankeedu ay ilaalinayaan madaxbannaanideeda dhuleed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 7, 2023

Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay colaadda ka socota magaalada Laascaanood, taas oo sababtay dhimashada dad badan oo rayid ah iyo barakaca in ka badan 150,000 oo qof.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 6, 2023

Talaado, Juun 6, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed u gudbisay Maxkamada Sare, Maxkamada ayaa Khaliif u qabatay in uu dacwada kaga soo jawaabo muddo 7 cisho ah.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]