10/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 28, 2023

Sabti, October, 28, 2023 (HOL) - Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir in ay wax ka ogayd warqad uu soo qoray gudoomiyaha Baarlamaanka, taasoo ku saabsanayd in Soomaaliya ay ka tanaasushay musharaxnimada madaxweynaha baarlamaanka Afrika (IPU).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 27, 2023

Jimco, October, 27, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuriyadda Midowday ee Tanzania, Dr Tulia Ackson, ayaa lagu dhawaaqay in ay tahay Guddoomiyaha 31-aad ee Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 26, 2023

Khamiis, October, 26, 2023 (HOL) - Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, haweeneyda lagu magacaabo Catriona Laing, ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya, in Puntland lagusoo celiyo madasha golaha wadatashiga qaran.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 25, 2023

Arbaco, October, 25, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in dad ay doonayaan inay la fashiliyaan dadaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee nabadaynta Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 24, 2023

Talaado, October, 24, 2023 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Beergidiid ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay uu halkaasi ka dhacay dagaal kooban oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 23, 2023

Isniin, October, 23, 2023 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ee ka howlgalla magaalada Gaalkacyo, ayaa waxay 75 qof u xireen kiis kufsi iyo dil ah oo loo geystay wiil 11 jir ah.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]