More Articles
Talaado, January, 9, 2024 (HOL) - Maxkamad ku taala magaalada Hargaysa ayaa sannad iyo badh xadhiga ku xukuntay Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye oo Wasiiru-dowle kasoo noqday Puntland, kaasi oo lagu eedeeyay basaasnimo.
Warkii oo dhan
Isniin, January, 8, 2024 (HOL) - Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu guulaystay doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024-2019, kadib markii uu ku guulaystay wareegii ugu dambeeyay ee codbixinta doorashada madaxweynaha oo ay ku wada tartamayeen musharax Guuleed Saalax Barre.
Axad, January, 7, 2024 (HOL) - Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay jagadii wasiirnimo kadib markii uu ka hor yimid heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.
Sabti, January, 6, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal culus oo maanta ka dhacay Koonfurta Mudug lagu dilay Abaanduulahii guutada 18-aad ee Gorgor Gaashaanle Cabdi Maxamed Suulnuug oo hoggaaminaayay ciidamada huwanta.
Jimco, January, 5, 2024 (HOL) - Dowladda Britain ayaa ku baaqday in la xakameeyo xiisada Geeska Afrika ee ka soo cusboonaatay heshiiskii dhawaan dhexmaray dowladda Itoobiya iyo Somaliland.
Khamiis, January, 4, 2024 (HOL) - Xildhibaanada Soomaalida ah ee ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ee laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari kenya ayaa si kulul u cambaareyay damaca dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeyb ka mid ah Badda Soomaaliya.