10/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, December 27, 2023

Arbaco, December, 27, 2023 (HOL) - Musharraxiinta madaxtinimada Puntland ayaa ku dhawaaqay inay kalsoonidii kala laabteen guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta xubnaha baarlamaanka, ka dib markii ay ku eedeeyeen in ay madaxweyne Deni kala shaqeynayaan inuu boobo kuraasta baarlamaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 26, 2023

Talaado, December, 26, 2023 (HOL) - Taliyaha ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed, Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa sheegay in ka badan 80 Alshabaab ah in lagu qaarajiyay dagaallo 48 saac ee ugu dambeeyay ka dhacay degaannada Caad iyo Baraag Sheikh Ismaaciil oo hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 25, 2023

Isniin, December, 25, 2023 (HOL) - Siyaasiyiin kasoo jeeda SSC- Khaatumo oo doonaya inay kamid noqdaan baarlamaanka Puntland, kuwaas oo wata saxiixyada isimadooda, ayaa warqadahooda u geystay guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta xubnaha baarlamaanka, sida aan ka xaqiijinay ilo xog ogaal ah oo si dhow ula socda arrimahan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 24, 2023

Axad, December, 24, 2023 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay khasaraaha ka dhashay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay meelo ka mid ah maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 23, 2023

Sabti, December, 23, 2023 (HOL) - Golaha sare ee dhaqanka SSC- Khaatumo ayaa ku dhawaaqay in aysan wax xildhibaano ah u dirsan doonin maamulka Puntland, sidoo kale, kuwii horey u joogayna aysan u cusboonaysiin doonin inay kusoo laabtaan kuraastooda.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]