More Articles
Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu cunaqabateyn ku soo rogay saddex hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab, sida uu qabo qaraarka tirsigiisu yahay 2713.
Warkii oo dhan
Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Wakiilka Somaliland ee Kenya ayaa sheegay in gobolka Sool aanu Somaliland ka go'i dooni, waxa kale oo uu sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu horumar dhaqaale u horseedi doono gobolka.
Khamiis, May, 23, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale cunaqabateyn ku soo rogay hoggaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab.
Arbaco, May, 22, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay, in Puntland ay diyaar u tahay wada hadal iyo garnaqsi ku aaddan halka ay dowladnimada Soomaaliya u socoto, hase ahaatee waxaa uu sheegay in aan xoog la isku maquunin karin.
Talaado, May, 21, 2024 (HOL) - Agaasimaha hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa maanta isbadal ku sameeyay hogaanka NISA ee gobolka Banaadir.
Isniin, May, 20, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Iran geeridii ku timid Madaxweyne Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda Xuseen Amir-Abdollahian iyo masuuliyiintii kale ee la socotay diyaarad Helicopter ah oo shil naxdin leh ku gashay gobol ka mid ah dalka Iran.