More Articles
Axad, May, 12, 2024 (HOL) - Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir, ayaa maanta soo gabagabaysay dhegaysigii labaad ee dacwadda iyo difaaca xukumane Sayid Cali Macallin Daa’uud.
Warkii oo dhan
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in ay Soomaaliya diyaar u tahay in ay raacdo dhammaan fursadaha diblumaasiyadeed ee lagu xalin karo ismariwaaga kala dhaxeeya Itoobiya.
Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay wada hadalo kula jiraan dowladda Federaalka Soomaaliya, ka dib markii Soomaaliya ay dalbatay in meesha laga saaro jiritaanka xafiiska (UNSOM).
Khamiis, May, 9, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay Joojinta Shaqada Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta ee Soomaaliya (UNSOM).
Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin wax khasaare oo dad rayid ah oo ka dhashay duqeymo ah ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga.
Talaado, May, 7, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ay ku jiraan dhowaad 30 dal oo Afrikaan ah ay taageerayaan musharraxa Soomaaliya u taagan xilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee 2025-2028.