10/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Luulyo 28, 2024

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Turkiga ayaa meel mariyay qaraar ku saabsan in ciidamada qalabka sida ee Turkiga la geeyo Soomaaliya muddo labo sano ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 27, 2024

Sabti, Luulyo, 27, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golahiisa Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 26, 2024

Jimco, Luulyo, 26, 2024 (HOL) - Dowlada Fedaraalka Itoobiya ayaa soo saartay Warsaxafadeed ay isaga fogeyneyso eedeymo ay u jeedisay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay ka mid aheyd hubkii dhawaan lagu boobay magaalada Caabudwaaq.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 25, 2024

Khamiis, Luulyo, 25, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa ka hadashay markab alaab ku rogay Dekeda Berbera, oo ay weerar u gayasteen kooxaha Xuutiyiinta ee dalka Yemen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 24, 2024

Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle, Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore, ayaa ka hadlay walaaca la xiriira Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah oo dhawaan soo galay Gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 23, 2024

Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Boqolaal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa maalintii labaad kasoo gudbay xadka ay wadagaan gobolka Hiiraan iyo dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]