10/22/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 30, 2022

Sabti, Luulyo, 30, 2022 (HOL) - Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa raali galin iyo cudur daar ka bixiyay hadal uu warbaahinta kasii daayay oo uu ku beeninayay inay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar ay kawada hadleen muranka webiga Nile.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 29, 2022

Jimco, Luulyo, 29, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay qarax Miino oo lagu aasay afaafka hore ee Masjidka lagu magaaco Mubashir oo ku yaala xaafada Wadajir ee magaalada Baydhabo, xili laga soo baxay Salaadii Jimcaha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 28, 2022

Khamiis, Luulyo, 28, 2022 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta maamulka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa ku eedeeyay Xukuumaddii hore ee Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble iney siyaasadeeysay lacag hal Milyan oo doolar aheyd, islamarkaana loo qoondeeyay gurmadka Abaaraha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 27, 2022

Arbaco, Luulyo, 27, 2022 (HOL) - Warar hordhac oo haatan kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka degmada Marka Caddey ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in qaraxaasi uu ku dhintay guddoomiyahii degmada Marka Cabdullaahi Cali Waafoow iyo xubno kale oo ka tirsanaa maamulka degmada Marka, askar iyo dad shacab ahaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 26, 2022

Talaado, Luulyo, 26, 2022 (HOL) - Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa sheegay in uusan jirin wadahadal gaar ah oo dowladdaha Soomaaliya iyo Masar ka yeesheen arrimaha la xiriira Biyaha Nile.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 25, 2022

Isniin, Luulyo, 25, 2022 (HOL) - Dowladdaha Masar iyo Soomaaliya ayaa mowqif isku mid ah oo hal dhinac ah ka qaatay, mashaariicda wabiga caalamiga ah ee Niil, sida lagu yiri war ka soo baxay madaxtooyada Masar.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]