5/17/2025
Today from Hiiraan Online:  _



Wararka Maanta

Sabti, May 17, 2025






Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, May 16, 2025

Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa in uu cod u qaado hirgelinta qaabka maalgelinta "hybrid" ee lagu taageerayo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo beddelay ATMIS.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 15, 2025

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - 103 Xildhibaan oo ka tirsan labada aqala ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu xilka isaga dego.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 14, 2025

Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa baadil ku tilmaamay shirweynihii xalay uu Muqdisho ku qabtay ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP, oo uu hoggaamiyo musharaxna ka yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 13, 2025

Talaado, May 13, 2025 (HOL) - Muqdisho ayaa caawa lagu qabtay shirweynihii ugu horreeyay ee urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP, kaasoo ay ku mideysan yihiin dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 12, 2025

Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta si qota dheer uga hadlay qorshe madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada qaar ku doonayaan dhismaha Xisbi Siyaasadeed weyn.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 11, 2025

Axad, May 11, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inuu yeesho kulan albaabada u xiran Isniinta berrito ah, si looga arrinsado taageerada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Warkii oo dhan


« previous1234567...307308next »

Contact: [email protected]